Ciidamada Liyuu Boolis oo lagu eedeeyey iney laayeen dad ka badan 30 qof

Masuul ka tirsan dawlad goboleedka Oromada Itoobiya ayaa sheegay in 31 ruux oo Oromo ah la dilay ka dib iska horimaadka ka dhacay xadka Soomaalida iyo Oromada Dilka dadkan ayuu masuulkan ku eedeeyey iney ka dambeeyeen ciidammada gaarka ah ee degaanka Soomaalida ee Liyuu Boolis kuwaasoo uu sheegay iney rasaas ku fureen dadkan subaxnimadii Axadda. … Continue reading Ciidamada Liyuu Boolis oo lagu eedeeyey iney laayeen dad ka badan 30 qof